La-talin iyo Macluumaad loogu talagalay Waalidiinta dhallinyarada u dhaxaysa Dugsiga iyo Shaqada

Waalidiinta Sharafta Leh

  • Ma ilmahaaga baa dhibaato kala kulmaya helidda goob uu ku barto xirfad, mise wuu ka haray tababarkii uu horay u bilaabay?

  • Sideed uga caawin kartaa ilmahaaga doorashada dugsiga saxda ah ama barashada xirfad ku habboon?

  • Maxay yihiin fursadaha u furan dhallinyarada aan haysan qorshe waxbarasho ka dib markay dhameeyaan dugsiga dhexe?

  • Sidee u shaqeeyaa nidaamka waxbarashada iyo tababarka xirfadaha ee dalka Switzerland?

  • Halkee ayaad ka heli kartaa taageero iyo talooyin ku saabsan arrimaha kale ee aad u baahan tahay?

Talobixintu waa lacag la‘aan.

044 242 27 27

Flyer PDF